26.1 C
Mogadishu
Sunday, June 14, 2026

Akhriso: Musharixiinta maanta ku tartameysa Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Doorashada Aqalka Hoose ee gobolada Waqooyi ayaa Maanta dib uga bilaabanaysa Magaalada Muqdisho waxaana la dooran doonaa xubno cusub oo gobolada Waqooyi kasoo galaya Baarlamaanka Soomaaliya.

Waa liiska musharixiinta Maanta  ku tartami doonta kuraasta beelaha Somaliland ee Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Read more

Local News