Akhriso: Muuse Biixi oo ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub ee Somaliland

Hargeysa (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi  Cabdi ayaa ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirrada kaddib amrkii xilkan loo dhaariyay maalintii shalay ahayd.

Golaha Wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah xubno ku jiray Xukuumadda Siilaanyo ee xilka wareejiyay Shalay waxaana ay gaarayaan ilaa shanwasiir.

Sidoo kale Wasaaradaha uu magacaabay Muuse Biixi kama mid ah Wasiirka Madaxtooyada oo Xukuumadihii hore ee Somaliland ka ahaa midka ugu awoodda badan Golaha Wasiirrada.

Aqriso Magacyada.