28.9 C
Mogadishu
Monday, June 16, 2025

Amin Arts oo sawir ku muujiyay qofka ay Damul-Jadiid la rabaan R/W cusub

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxaniistaha Caanka ah Aminarts ayaa waxa uu Sawir gacmeed kusoo bandhigay Ra’isulwasaaraha xigi doono C/weli Sheekh Axmed.

Sawirka ayaa waxa uu ku cadeeyay in Dam-Jadiid ay Ra’isulwasaaraha Cusub la damacsan yihiin inay ka dhigaan Ra’isulwasaarihii hore ee Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, oo xiligaani ah Danjiraha DF Somalia u fadhiya dalka Mareykanka.

Sawirkaani ayaa waxaa aad looga hadal haaya goobaha lagu caweeyo ee Magaalada Muqdisho, waxaana suuragal noqon karto in Dam-Jadiid ay xilkaasi u dhiiban Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Dhanka kale, Dam Jadiid ayaa xiligaani Cumar C/rashiid u aragta inuu noqon karo badalka R/W C/weli hadii ay dhacdo in Xildhibaanada BF ay Kalsoonida kala noqdaan C/weli.

damu

- Advertisement -

Read more

Local News