Aqri: Maareeyaha hay’adda duulista iyo saadaasha oo shaqada laga joojiyey

0

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka hadda soo gaarayo  shabakadsa Caasimada Online ayaa sheegayo  in shaqo joojin lagu sameeyay maareeyaha Guud ee Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle Yuusuf Jaalle.

Warqad ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa waxaa shaqada looga joojiyay Mr Yuusuf Jaalle.

Wararka qaar ayaa sheegaya in shaqo joojintan ay salka ku heyso is qabqabsiga ka dhex jira Shirkadaha Diyaaradaha iyo qorsha la rabo in lagu soo nooleeyo Somali Airlines oo ay wadaan siyaasiyiin iyo xubno ku dhow Madaxtooyada

 

SHARE

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.