Aqri: Wasaarada arrimaha gudaha oo qodobo xasaasi kasoo saartay khilaafka DF iyo maamul goboleedyada

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasaaradda Arirmaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ayaa qodobo xasaasi ah kasoo saartay Khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada.

Wasaaradda ayaa caddeysay in kulankii uu Madaxweynaha ku baaqay inay isugu imaadaan Dowladda iyo Maamulada uu weli sidiisa yahay isla markaasna ay dowladda Diyaar u tahay xallinta Khilaafka taagan.

Wasaaradda ayaa sidoo kale ku baaqday in sida Dastuurka uu qabo Khilaafkaan ay xal ka gaaraan Dowladda iyo Maamul Goboleedyada isla markaasna aan lo baahneyn Dowlado Shisheeyey.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso qodobada kasoo baxay Wasaaradda