Aqriso 6 qodob oo laga soo saaray kulankii xildhibaanada ee Villa Hargeysa

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka trisan golaha shacabka oo la baxay guddiga badbaadinta golaha shacabka, oo xalay shir jaraa’id  ku qabtay Villa Hargeysa  ayaa sheegay in uu buray mooshinkii guddoomiye Jawaari.

Xildhibaanadan oo ah taageerayaasha Jawaari ayaa haddaba qodobada ay soo saareen waxaa ugu weyaa:-

  1. In uu buray mooshinkii Jawaari oo uuna ku e kaa 28 bishan.
  2. In berri laga bilaabo shaqadiisa uu wadan doono guddoomiye Jawaari
  3. in ciidamada amniga ay ammniga sugaan ra’iisulwasaare Kheyre uu qaadi doono mas’uuliyadda xasilooni darro timaada

Hoos ka aqri qodobada oo dhameystiran:-