Aqriso: Khudbaddii Xaliimo Yarey ay ka hor jeedisay BF Somalia oo dhameystiran

Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa soo jeedisay labo qaab oo ay sheegtay in ay doonayaan in ay u dhacdo doorashada Soomaaliya, labaddaasi qaab ayaa keenaya dhammaan dib u dhac ku yimaada doorashada Soomaaliya.

Nooca koowaad ayey sheegtay in loo baahan yahay 13 bilood oo ka bilaabaneysa bisha Julaayo 2020 kuna eg Agoosto 2021.

“Doorashada Soomaaliya ma qabsoomayso waqtigii loogu talogalay, Sidaas darteed, waxaan u baahnahay 13 bilood gudahood oo ka bilaabanaysa July 2020-ka kuna dhamaanaysa August 2021-ka” ayay tiri Xaliimo Yareey.

Halkaan hoose ka akhriso hadalkii ay ka hor jeedisay Baarlamaanka oo dhameystiran