Aqriso LIISKA golaha wasiirada cusub

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa warbaahinta dowladda ka akhriyay wareegto ka soo baxday xafiiska R/wasaaraha oo lagu kala bedelay qaar ka mid ah xubnaha xukuumadda waxaana isku shaandheyntaasi ay tahay sidan hoos ku qoran:

1-Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Saalim Caliyoow Ibroow

2-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Faarax Sheekh C/qaadir

3-Wasiirudowlaha Wasaaradda Maalliyadda Mudane Burci Maxamed Xamsa

4-Wasiirudowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga Mudane C/laahi Maxamed Nuur

5-Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga Mudane C/raxmaan Cabdi Cismaan

6-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maalliyadda Mudane C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow

7-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Mudane Mahad Maxamed Salaad

8-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Marwo Fahmo Axmed Nuur

isku_shaandheyn_wasiirada

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com