25.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Aqriso: Magacyada Gudiga doorashada guddoonka baarlamanka K/Galbeed

Bookmark
Bookmarked

Share

Baydhabo (Caasimadda Online) – Baarlamaanka 2-aad ee Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiga diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood oo afar kamid ah ay yihiin dumar ayaa guddoomiye looga dhigey Cismaan Buulle Macalin.

Guddiga la Magacaabey ee doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa laga sugayaa diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo iclaaminta waqtiga rasmiga ah oo ay dhaceyso.

Hoos Ka Akhriso Magacyada guddiga Guddoonka Baarlamaanka koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Read more

Local News