Sawirro: Dhalinyaro tababar dhanka dabdamiska ah loogu soo xiray garoonka AADAN CABDULLE

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’ada UNSOA iyo Saraakiil taabacsan AMISOM ayaa tababaro Magaalada Muqdisho ugu soo xiray shaqaale cusub.

Tababarka ayaa ahaa mid la xiriira dabdamiska waxa uuna tababarkaasi ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho kuwaasoo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay munaasabad tababarkooda lagu soo afjarayay.

Dabdamiskan ayaa qaabilsan oo kaliya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadda, waxaana loo tababaray bad-baadinta dadka iyo dabka ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5