24.7 C
Mogadishu
Saturday, July 5, 2025

Daawo Sawirada rafaadka ka muuqda maxaabiis hor leh oo laga siidaayay xabsiyada Jubbaland

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka ka imaanayo Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Maamulka ay Jeelka kasii daayen Maxaabiis hor leh.

Maxaabiistaani oo ku xirnaa Xabsiga weyn ee Magaalada Afmadow ayaa tiro ahaan lagu sheegay 10 maxaabiis oo lagu soo kala qabtay howlgalo kala duwan balse iminka lagu sii daayay cafis Madaxweyne.

Deysmada Maxaabiistaani ayaa daba socta Maxaabiis maalmo ka hor laga siidaayay Xabsiyada Kismaayo kuwaasi oo iyaguna u xirnaa dambiyo kala duwan.
1

2

3

- Advertisement -

Read more

Local News