Arag Sawir aad u qosol badan oo laga sameeyay R/W Sharmaarke

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cabiray Sicir bararka ka jira dalka iyo sida ay Madaxda dowlada u arkaan qaabka looga bixikaro sicir bararka jira.

Sawirkaani ayaa waxaa lagu miisaaliyay Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid iyo Nin saaxiib la ah.

Ra’isul wasaare cumar ayaa waxaa laweydiiyay sicir bararka ka jira dalka iyo sida ay dowlada Somalia uga warqabin, waxa uuna sharmaarke ku jawaabay in dadka shacabka ah ay cunaan Xalwada si ay uga baxaan sicir bararka jira.

Waxa uu sawir gacmeedkaani u taagan yahay sida ay dowladu uga mashquulsan tahay dadkeeda iyo dareenka xalwa jaceylka ah ee ku jira Sharmaarke.
XALWAD1 (1)