Arrag sawir cajiib ah oo laga sameeyay Siilaanyo oo banaanka soo dhigay qadiyadiisa Somalinimo

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawirkaani ayaa muujinaaya rajada Somaliweyn oo dib usoo laabaneyso tan iyo markii ay curatay sanada 2015-ka ee iminka gabaabsiga ah.

Xikmada ku dheehan Sawirkaani ayaa ah in Madaxda Maamulka Somaliland ay quus ka taagan yihiin waxa loogu yeero gooni isu taaga oo sanadihii danbe ay beesha caalamka kala kulmayeen diidmo.

Xigmada Sawirkaani ayaa ah in Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo uu ku dhiiranaayo inuu banaanka soo dhigo qadiyadii Somaliweyn oo uu inbadan qarsanaayay.

Axmed Siilaanyo ayaa qaba in xaalada Somalia ay taagan tahay xili aan laga aamusikarin islamarkaana ay mudan tahay inay ka hadlaan arrinta la xiriira iibsashada Badda Somalia, halka Wasiirka Madaxtooyada Maamulkaasi Xirsi uu isna ka aaminsan yahay inay kala gurteen Somalia.
AminAmirArts