Arag Sawir dareen leh oo laga sameeyay Geelle

Asad Cabdullahi MataanBy Asad Cabdullahi Mataan

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa waxaa laga sameeyay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismail Omar Gelle oo la dardaarmaya Taliyayaasha Ciidamada dalkiisa.

Gelle ayaa Taliyayaasha kula dardaarmaya inay ka hortagaan dibad-baxyo ka dhaca dalkiisa, markii laga reebo kuwa isaga lagu taageerayo.

Sawirka ayaa lagu cadeeyay in Madaxweyne Gelle uu xiligaani la kulmaayo caqabado dhanka axsaabta mucaaradka ah.
geele3 copy (1)