26.1 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

Arrag Sawir FADEEXO ah oo laga sameeyay Xassan Sheekh iyo Faarax Cabdulqadir

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Farshaxaniiste Aminarts ayaa Sawir gacmeed ka sameeyay Is dabamarinta Madaxweyne Xassan Sheekh iyo Faarax C/qaadir.

Sawirka ayaa lagu cadeeyay in Xassan Sheekh iyo Faarax C/qaadir ay Dowlada Imaaraadka Carabta dhaqaale uga abuuranayaan madaxa Ciidamada Dowlada ee baahiyaha ku dishay gudaha iyo daafaha Magaalada.

Sawirkaani ayaa cadeynaaya qiyaano qaran oo ay isla garteen Xassan Sheekh iyo Faarax waana tan keentay in Ciidamada Dowlada ay bilaaben inay isaga tagaan shaqooyinkooda Ciidan sababa la xiriira Musuqa ay Dowladu caadada ka dhigatay.
lacag_ciidamada

- Advertisement -

Read more

Local News