28.9 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025

VIDEO gacmeed qosol badan oo laga sameeyay Xasan Sheekh iyo Faarax iyo layaabkooda dalka

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Amin camir oo ah Farshaxaniistaha ku caanbaxay muujinta xaqiiqda jirta ayaa maanta waxa uu farshaxankiisa ku muujiyay Madaxweyne Xassan iyo Faarax C/qaadir oo isla gartay in Dastuurka Somalia laga dhigto ‘’Caga-saar’’.

Sawirka ayaa ka turjumaayo qiima darida Madaxweyne Xassan iyo Faarax C/qaadir uu agtooda ka leeyahay Dastuurka dalka, waxaana sidoo kale sawirka lagu muujiyay in labadaasi Mas’uul ay hoosta ka adeegsadaan Dastuurka ‘’Damjadiid’’ sida ku cad sawirka gaar ahaan astaanta gaduudka ah muuqaalka ka danbeeya oo ah Dastuurka Kooxdaasi ay isku maamusho.

[fbvideo link=”https://www.facebook.com/AminAmirArts/videos/737217136382191/” width=”600″ height=”400″ onlyvideo=”1″]

- Advertisement -

Read more

Local News