Sawir gacmeed qosol leh: Safarada Xasan Shiikh

Muqdisho (Caasimada Online) – Ujeedka sawir gacmeedkani ayaa ah muujinta daneyn la’aanta Xassan Sheekh colaadihii dhiigabadan ku daatay ee ka dhacay Gaalkacyo.

Sawirka ayaa waxaa lagu muujiyay in Xassan Sheekh oo ahmiyadiisa kusoo uruurtay Doorashada la filaayo inay ka dhacdo Somalia sanada 2016-ka ee fooda nagu soo heyso.

Erayada la duldhigay sawirka Xassan Sheekh laga sameeyay ayaa markii lasoo gaabiyo u dhigma ”Dagaalka ima khuseeya waxaa iiga ahmiyada badan Doorashada 2016-ka”

Madaxweyne Xassan oo diyaar garow ugu jira doorashada 2016-ka ayaa waxa uu dhacan iyo caadaba u yeeshay daneyn la’aanta dhibta ka taagan Somalia.
X_SH_M