27.7 C
Mogadishu
Thursday, May 14, 2026

Sawirka Amiin: ka ganacsiga gabdhaha Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa dalka Somalia kusoo badanaaya Hay’adaha ku shaqeysta shaqaaleysiinta Dumar Soomaaliyeed ee loo qaadayo Dalka dibadiisa iyo Xoolaha loo iibgeynaayo Dowladaha Carabta ee u tafa-xeydanaaya gurashada Kheyraadka dalka ay dadkiisu dayaceen ee Somalia.

Iyadoo Hay’adahaasi aysan jirin cid si gaar ah ula socta xaaladahooda ganacsi, ayaa waxaa ganacsi noocaasi ah bilaabay Dowlada Somalia, oo Carabta kula heshiisay in dumarka Soomaalida ay u isticmaali karaan Shaqaale Guri, Xafiis iyo mid ganacsiba, halka ganacsigaasi uu barbar socdo heshiis ganacsi kale oo ah iibinta Xoolaha.
XOOLAHA

- Advertisement -

Read more

Local News