Sawir laga sameeyay Xasan Sheekh JAWAARI & CCC oo shandado lacag ku beddeshay SOMALIA

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa ka turjumaaya cabashada Somalia, waxa uuna u taagan yahay in Somalia boob lagu hayo balse dalka uu u gacan haatinaayo shacabka Soomaaliyeed.

Sawirka ayaa waxaa lagu soo qaatay Madaxweyne Xassan, Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Ra’isul wasaaraha dalka oo Jiritaanka Somalia ku bedeshay Shandado ay ku jiraan lacago dollar ah.

Ujeedka sawirka ayaa ah in Madaxda dalka aysan ahmiyad gaar ah ka laheyn wadanka balse ay wakhti waliba awoodooda ku bixiyaan sidii Somalia ay u miiran lahaayen Cadowga.
JIDKII XUMAA