Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani qosolka badan ayaa waxaa lagu cabiray Hanka Kooxda Damul-Jadiid ee doorashada Somalia.
Farshaxamiistaha waxa uu sawirka ku muujiyay qiyaanada laga filan karo Kooxdaasi oo kamid ah Kooxaha ugu macquulsan ee ku jira doorashada.
Sawirka ayaa waxa uu ku cadeeyay Kooxda oo loo muuqaal ekeysiiyay dooli kuwaasi oo u dhacaaya Sanduuqyada cod bixinta, halka qaarna ay yihiin kuwo banaanka taagan.


