24.6 C
Mogadishu
Friday, January 23, 2026

Arrag sawir qosol badan oo laga sammeeyay Duqa BERBERA

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Ujeedka sawirkaani ayaa ah mid lagu muujinaayo tacadiyada Somaliland ay kula kacdo Saxafiyiinta sida hufan u guta shaqo maalmeedkooda Saxaafadeed.

Tacadiyada lagu muujinaayo sawirkaani ayaa waxa uu si gaar ah u khuseeyaa duqa magaalada Barbara.

Duqa magaalada Barbara oo adeegsanaaya awoodiisa ayaa xabsiga dhigay Saxafiyiin faafiyay warbixino ku aadan wareejinta Dekadda Barbara.
SSSL copy (1)

- Advertisement -

Read more

Local News