Sawir qosol badan oo Odawaa iyo Faarax C/qaadir laga sameeyay

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani qosolka badan ayaa waxaa laga sameeyay Xildhibaan Faarax C/qaadir iyo tirro mas’uuliyiin ka tirsan Damul-Jadiid kuwaasi oo ku xoomay Sharciga dalka islamarkaana awoodooda ku baabi’inaaya.

Sharciga ayaa waxaa si wada jir ah ugu goobtay Xildhibaan Faarax iyo Odawaa waxa ayna dhulka dhigeen sharciga doorashada taasi oo loola jeedo in doorashada ka hor laga adeegtay sharciga.

Ujeedka sawirkaani ayaa ah inaanu dalka ka jirin sharci doorasho oo dhigaaya waxa loogu yeero cadaalada.
BFF