29.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 13, 2026

Sawir muujinaya halista Gabre ee Soomaaliya

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir Gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cabiray xaqiiqda ka jirta dalka Somalia iyo heerka ay Siyaasiyiinta Soomaalida Kalsooni ku qabto Dowlada Ethiopia, gaar ahaan Gen. Gabre oo ah nin halis ku ah Jiritaanka Somalia.

Sawirka ayaa waxaa lagu miisaalay Marwo iyo nin loo muuqaal ekeysiiyay inuu yahay Musharax, marwada ayaa waxa ay Su’aal adag weydiisay Musharaxa hayeeshee Musharaxa waxa uu ku dooday in Gebra uu ka helay ballanqaad ku aadan inuu ka dhigi doono Madaxweynaha Somalia.

Sawirkaani ka turjumaaya xaqiiqda taagan, ayaa waxa uu ifinayaa arrimo badan oo ka daahsooneyd shacabka Soomaaliyeed ee aan warba u heyn kala qeybqeybinta uu Gebra ku hayo dalka Somalia.
DOORASHAO

- Advertisement -

Read more

Local News