Sawir: Xasan oo kala orod ku riday odayaasha Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu muujiyay kala baxsadka heysta Odayaasha magaalada Muqdisho ee iyaga si aad ah kaga cabsi qaba inay ku kulmaan Hoteelada magaalada Muqdisho.

Ujeedka sawirka ayaa ah in Odayaasha ay ka cabsi qabaan in tacadiyo ay kala kulmaan dowlada Xassan Sheekh oo iyagu ugaarsaneysa Odayaasha kasoo horjeeda Madaxweynaha.

Sawirka ayaa waxaa lagu miisaaliyay in Odayaasha ay xiriir toos ah la sameeyen Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas si ay kaga helaan goobo ay ku shiraan kuna soo bandhigaan mowqifkooda lidka ku ah Xassan Sheekh.
SHIR_LOO