Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkani ayaa waxaa lagu cabiray burburka Heshiiska madasha Qaran oo dhawaan ay Hogaamiyayaasha dalka kasoo saaren go’aan qodobeysan.
Heshiiska ayaa waxaa lagu miisaliyay Geelka dhulka jiifa, halka Hogaamiyayaasha qudhoodana la dulsaaray Neefka Geelka ah.
Hogaamiyayaasha ayaa midba dhinac ka qabsaday Neefka lagu miisaaliyay Heshiiska waxa ayna la dhaceen mindiyo, halka Cumar C/rashiid uu Heshiiska ku dhuftay cirbad Sun ah, sida ka muuqata sawirka.
Waxaa sidoo kale sawirka ka muuqda Xildhibaan Faarax C/qaadir oo dhagaha ka qaniinaya Geelka lagu miisaliyay Heshiiska Qaran ee burburay.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

