28.6 C
Mogadishu
Friday, January 16, 2026

Arrag Sawir qosol badan oo laga sameeyay Siyaasada uu Xassan Sheekh la dheelay Xildhibaanada

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawirkaani ayaa waxaa lagu matalayaa Siyaasadda uu Madaxweyne Xassan Sheekh la dheelay Baarlamaanka Somalia.

Sawirkaani ayaa waxaa laga sameeyay Madaxweyne Xassan, Sharmaarke, Jawaari iyo Xildhibaanada oo dhinac ah.

Waxaa lagu muujiyay in Xassan Sheekh uu guul ka gaaray loolankii uu kula jiray Baarlamaanka iyadoo ugu danbeyntii u suuragashay in shabaqa uu ku hubsado nasiibkiisa.
GGOL

- Advertisement -

Read more

Local News