Sawir: Ninka Xasan uu u wado madaxweynaha…

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa muujinaaya qorshaha Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaan Faarax C/qaadir.

Madaxweyne Xassan ayaa u hamuunqaba in maamulka cusub ee lagu mideyn doono Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe uu u dhiibo Faarax C/qaadir, waxa uuna damacaasi yahay mid u muuqaal eg Damacii lagu yagleelay maamulka Galmudug.

Madaxweyne Xassan ayaa kala maareeyay saaxiibadiisii ku wehlinaayay Siyaasada sida Shariif Xassan, C/kariin Gulleed waxaana hadda xigi doona Faarax C/qaadir.
HIIRAAN2015