27.9 C
Mogadishu
Friday, January 16, 2026

Sawir cajiib ah oo laga sameeyay xildhibaanada boobay kuraasta haweenka

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo dhawaan Xildhibaanada qaar lagu eedeeyay inay booben kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxaa Sawir Gacmeed laga sameeyay mid kamid ah Xildhibaanadaasi.

Sawirka oo u muuqda mid lagu difaacayo Kuraasta Dumarka ayaa waxaa lagu muujiyay Xildhibaan aan la sifeynkarin suuradiisa, isla markaana shabahaaya Dumar.

Waxaa si gaara loogu cabiray Sawirka Xildhibaanka oo kursi jaceyl aawgii isugu ekeysiiyay Dumar, isla markaana isku diyaarinaaya in Xarunta uu xaadiro isagoo matalaaya Kursiga Haweenka la boobay.

- Advertisement -

Read more

Local News