25.1 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

Arag sawir qosol leh: Cayaarta shirka madasha.!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Micnaha Sawirkaani ayaa ah mid laguugu muujinaayo madadaalka shirka wadatashiga ee aayaha Somalia.

Mas’uuliyiinta uu shirka u dhexeeya ayaa isla dheelaaya Siyaasado aan la fahmi karin waxa uu salka ku hayo, balse waxaa muuqata in arrinku yahay Jug-jug meeshaada joog.

Madaxda Dowlada ee uu ugu horeeyo Madaxweyne Xassan Sheekh iyo kuwa Gobolada dalka ayaa muddo ku dhow laba bil isku hayo qodobka 4.5, taasi oo noqotay mid lagu madadaalinaayo shacabka Soomaaliyeed.

Waa markii ugu horeysay oo shir ceynkaani ah ka doodistiisa uu gaaro muddo laba bil u dhiganta waxa ayna tani sii burburineysaa rajadii laga lahaa mustaqbalka Somalia.
madasha copy

- Advertisement -

Read more

Local News