25.4 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

SAWIR qosol badan oo ka turjumaaya xaqiiqda…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa lagu cabiray dhibaatada baaxada weyn ee kala heysata Dhalinyarada, waayeelada iyo Fecebook.

Xikmada sawirka ayaa ah in Facebooga uu dishooday qalbiga iyo wakhtiga dhalinyarada iyo dadka da’da ah ee wakhtiyadaani danbe kusoo biiray isticmaalkiisa.

Shaqsi waliba waxa uu moodaa in Facebook uu ku raaxeysanaayo, balse waxaa sawirka lagu muujiyay in Facebooga uu isaga ku raaxeysanaayo.
FF2015 (1)

- Advertisement -

Read more

Local News