25.1 C
Mogadishu
Thursday, July 10, 2025

Arag Sawirada laga soo qaaday meydadka dadkii ay Amisom ku laysay magaalada Marka Caddey

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Marko lagu soo bandhigay Meydadka qoyskii ay xasuuqeen Ciidamada Howlgalada Midowga africa ee AMISOM.

Dadka Meydadkooda la soo bandhigay ayaa waxaa kamid ahaa Cumar Macalin Iidey, Yuusuf Macalin Iidey, Siid Cali Macalin Iidey iyo Xuseen Macalin Iidey.

Qoyska oo Meydka soo bandhigay ayaa sheegay in DF Somalia ay u yeel yeeshay AMISOM, islamarkaana ay Dowladu mas’uul ka tahay wax waliba oo ay geystaan Ciidamada AMISOM.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
som

som_oil-gas

somal

somalia

- Advertisement -

Read more

Local News