Sawiro muujinaya dhismaha garoonka Boosaaso

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa soo idlaaday dhismaha wajiga kowaad ee garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Shaqada laga hayay garoonka ayaa qaadatay muddo dhowr bil, waxaana dhismahaasi xoogiisa kala waday Injineero u dhashay dalka Shiinaha.

Maareeyaha garoonka diyaaradaha Bosaaso Bashiir Muuse Cabdiraxmaan ayaa sheegay in hadda ay diyaarsan tahay 2km iyo 400M oo ah qaybta gagida ee ay diyaaraduhu ku Ordaan.

Waxa uu sheegay inay u gudagali doonaan wajiga labaad oo lagu soo gabagabeynaayo dhismaha waxa uuna farta ku goday in wakhti aan sidaa u badneyn ay ku qaadan doonto soo afjarida garoonka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Bosaaso1

Bosaaso2

Bosaaso3

Bosaaso4

Bosaaso5

Bosaaso6

Bosaaso7

Bosaaso8

Bosaaso9

Bosaaso10

Bosaaso11

Bosaaso12

Bosaaso13

Bosaaso14