29.9 C
Mogadishu
Tuesday, November 4, 2025

Daawo Sawiradda: Burburkii qaraxii MUQDISHO

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Burbur iyo gubasho xoogan ayaa ku yimid gaari uu la socday Sargaal ka tirsanaa shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Sargaalka oo Miino loogu xiray gaariga ayaa waxa uu la qarxay xili uu maraayay Xaafada Maanabooliyo ee Degmada Shibis.

Sargaalkaasi oo aan horay u tabinay warbixintiisa ayaa waxaa lagu magacaabaa Jaarlees.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7

- Advertisement -

Read more

Local News