Daawo Sawirro laga soo qaaday Boko Haram oo sammeysatay warshad hubka soo saarta (Yaab)

Muqdisho (Caasimada Online) – Maleeshiyaadka Boko Haram ee ka dagaalanta qeybo kamid ah Dalka Nigeria, ayaa bilaabay inay soo saaran Hubka meelaha fog fog wax ka gumaada.

Maleeshiyada Boko Haram ayaa sameynta Hubkaasi ula imaaday warshad sameeysa Hubka ee lagu qoro biraha si ay kula dagaalamaan Dowlada Nigeria.

Hubka ay warshadaasi Boko Haran sameeyso ayaa ah Hoobiye, waxa ayna sidoo kale sameystaan sunta amaba baaruuda qarxisa Hoobiyahaasi.

Tani ayaa cabsi galisay Dowlada Nigeria iyo shacabka dalkaasi waxaana suuragal ah inay sii laba jibaaranto awooda Boko Haram.
6

5

4

3

2

1