25 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay golehiisa wasiirada (Aqri)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah golahiisa wasiirada.

Xubnaha isku shaandheynta uu ku sameeyay ayaa u badnaa Wasiiru Dowlayaal iyo wasiiru ku xigeeno uu horay u magacaabay, sidoo kalana wuxuu soo magacaabay wasiiro cusub oo ka mid ah xukuumadda.

Wasiiru Dowlayaasha isbadalka lagu sameeyay Waxaa kamid ah Madaxtooyada, Amniga, Dastuurka iyo Maaliyada.

Hoos ka akhriso Isku shaandheynta Axmed Madoobe

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News