24.7 C
Mogadishu
Sunday, July 26, 2026

Barnaamijka Kaftanka Sports-ka ee Abdikadir Boss oo dib loo billaabi doono

Bookmark
Bookmarked

Share

Helsinki (Caasimada Online) – Barnaamijka Kaftanka Sports-ka oo muddo ahaa kan ugu shacbiyada badan ee laga daawado baraha bulshada Soomaalida ayaa mar kale dib u soo geli doona isbuucyada soo aadan.

Daadihiyaha Badnaamijka Abdikadir Boss ayaa sida uu ku cadeeyay bartiisa Facebook in codsiyo badan kadib uu go’aansaday in barnaamijkaas dib u soo galo hawada si dadku helaan madadaalo hilmaamsiin karta dhalinta qabiilka iyo siyaasadda.

“Kadib codsiyo badan oo ii yimid, waxaan go’aan ku gaaray inaan barnaamijka dib u billaabo, farxad ayeyna ii tahay in sidaas loo xiiseeyo barnaamijka, oo dad badan ay tabeen,” ayuu yiri Abdikadir Boss oo la hadlay Caasimada Online.

Kaftanka Sports-ka ayaa looga sheekeeyaa dhacdooyin siyaasadeed ee dalka oo loo rogo hab cayaaro iyo kaftan ah, taasi oo aad usoo jiidata dad badan, kana qoslisa.

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60