Beelo ka mid Ceyr oo ka baxay shirka CADAADO

Indheer Garadka, Odayaasha Dhaqanka, Aqoonyahanadda, Dhallinyarradda iyo Haweenka Beesha Babaashe Ceyr ee ka qeyb-galaya Shirka Dhismaha Maamul-u-smaaynta Goballadda Dhexe ayaa waxay kulan ku yeesheen Magaaladda Cadaado, Muqdisho, iyo Gobalka Minnesota waxeeyna Kalsoonida Kala noqdeen Shirka Maamul u Sameeynta Gobaladda Dhexe ee Soomaaliya kaas oo lagu dulmay qaar ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed oo ay ka mid tahay Beesha Babaanshe Ceyr.

Ujeeddo: Dulucda Warsaxafadeedkaan ayaa waxeey tahay in aan tusno dhamaan qeybaha farsamada shirka Maamul U sameynta Gobaladda Mudug iyo Galgaduud iyo Guddiyada Beelaha ee ka qeyb galaya Shirka in la xaqiray lana duudsiyaay mudnaantii iyo xubintii ay laheyd Beesha Babaanshe Ceyr.
Waxaa loogu tala galay in madasha Shirka lagu kala irdheeyo dad walaala ah iyadoo si wada jir ah beelaha Ceyr ay u duud-siiyeen xubintii loogu tala galay Beesha Babaanshe Ceyr uguna xalaalaaayeen si Xishood La’aan ah Beesha Ayaanle Ceyr.

Beesha Babaanshe Ceyr oo ka mid ah Beelaha Gobalka Mudug iyo Galgaduud ayaa waxay dagaan magaaloyinka soo socda Guriceel, Matabaan. Dhuusamareeb, Mir-Qaassim, Gari-Jir ayadoo aan la tixgelin dhamaan deeganada ay dagaan.

Waxaan dhamaan cabaareynaa guddiga matala beeesha ceyr ee ka qeyb galaya Shirka Maamul u sameynta Goabaladda mana matalaan Beesha Babaanshe inta ay ku maqan tahay gacantooda xubintii ay laheyd Besha Babaanshe Ceyr. Guddiga iyo Wax-garadka Warsaxafadeedka Soo Saaray.

WAQOOYIGA AMERICA (N. AMERICA)

1. Kamaal Faarax Guure
2. AbdiRaxmaan Diriye Nuure
3. Maxamed Cismaan Nuuriye
4. AbdulKareem Abdullahi Idle (Abbazera)
5. Liiban Cismaan Faarax
6. Cumar Maxamed Saabuuni
7. Abdullahi Iidle Hashi
8. Warmoog Abshir Nuure
9. Maxamed Cali Afdhuub
10. Dhaqan Guure Warsame
11. Ceebla Xassan Nuuriye
12. Beela Xuseen Cali Dhere
13. Abukar Maxamed Saabuuni
14. Cilmi Afdhuub Wardheere
15. Abdi Ciye Jaamac (Jarreere)
16. AbdiRisaq Sheexa yare
17. AbdulQadir Abdi Dhaqane Farabadane
18. Abdullahi Maxamed Wardheere ( Af-Cadde)
19. Shamso Xersi Wardhere
20. Nasro Farax Jeebadiid
21. AbdulKadir Hersi Wardhere.

CADAADO ( Caasimadda Maamulka Galmudug )

1. Nabadoon Cilmi Cabdulle Xiirey (Dhaban Cad)
2. Nabadoon Cismaan Jaamac Maxamed (Qaansa Weyne)
3. Nabadoon Baryare Hiirad
4. Nabadoon Xuseen Cali Dheere
5. Maxamed Xassan Shidaal
6. Maxamed Daahir Duubyare
7. Nabadoon Cismaan Cilmi Dhoorre

MUQDISHO

1. Nabadoon Garaad Maxamud Cabaade
2. Caaqil Xassan Yuusuf
3. Cabdi Caanaboore
4. Nabadoon Cabdi Sabriye
5. Nabadoon Shire Cilmi Dhoorre
6. Nabadoon Xuseen Maxamed Jamac

WA BILAAHI TOOWFIIQ