Baarlamaanka Jubbaland oo la kordhiyey, Imisa?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo goor dhow shir ku qabtay aqalka madaxtoyada maamulka Jubbaland ee Kismaayo ayaa shegay in golaha xildhibanada jubbaland lagu daray 10 xubnood oo hor leh.

Xubanah lagu daryo ayuu Madoobe sheegay in ay keentay tabasho iyo cabasho ka timid beelaha dagan gobolada Jubbaland qaarkood oo iska arki waayay qeybintii hore ee Baarlamanka.

Xildhibanad Jubbaland ee hadda jira ayaa ah 75 Xildihbaan waxaana marka lagu daro 10 ay wadarta guud noqon doonaan 85 Xildhibaan.
War-Saxaafadeed-Jubaland3-757x1024