25.8 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

Ilka-Xanaf oo soo saaray warqad amar culus ah!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee DF Somalia Caydiid C/llaahi Ilko-xanaf ayaa lagu amray in lasii daayo Cali Cabdi Wardheere ‘’Cali Yare’’ oo la sheegay inuu danbi la’aan u xiran yahay DF Somalia.

Warqada ayaa waxa ay Saraakiisha Baarista fareysaa in Cali Yare dib xoriyadiisa loo siiyo, waxaana qoraalka lagu qeexay in shaqsigaasi uu yahay mid ka madax-banaan danbiyadii loo heystay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO FAAH FAAHSAN
1

2

- Advertisement -

Read more

Local News