Jawaari oo si rasmi ah usoo afjaray mooshinka!

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo wali uu taagan yahay Mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa qoraal arrintaasi la xiriira mar kale soo saaray Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Mr Jawaari ayaa maanta oo ay Jimco tahay go’aankiisa ku sheegay in dhinacyada keenay Mooshinka ay ogolaaden in Mooshinkooda lagu xaliyo miiska korkiisa.

Warbixinta Gudoomiye Jawaari ayaa waxaa kale oo lagu sheegay in laga billaabo maanta lasoo afjaray jirtaanka mooshinka loo gudbiyay baarlamaanka 12-kii August, 2015-ka.

HOOS KA AKHRISO WARBIXINTA

1

2