Guddoomiye Jawaari oo war cusub kasoo saaray mooshinka laga gudbiyay Xasan (Aqri 10 qodob)

Muqdisho (Caasimada Online) – Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mar kale ka hadlay qaabka uu Gudoonka sare ee BF uu xalka uga gaarayo Mooshinka looga soo horjeedo Madaxweynaha dalka Xassan Sheekh Maxamuud.

Qoraal uu soo saaray Jawaari, ayaa waxaa lagu sheegay in Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud leesku waafaqay in wada hadal laga yeesho.

Xildhibaanada soo gudbisay Mooshinka Madaxweynaha ka dhanka ah, ayaa waxaa loogu baaqay inay soo magacaaban Guddi, kaa oo kaga qaybgala wada xaajoodka.

HOOS KA AKHRISO WARQADAHA
1ok
2ok