Puntland oo amaro cusub kusoo rogtay weriyayaasha (Akhriso).!!

AvatarBy Asad Cabdullahi Mataan

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa amaro cusub kusoo rogay wariyaasha ka howlgala deegaanada maamulka Puntland, kadib markii qoraal laga soo saaray wasaarada warfaafinta Puntland.

Qoraalka kasoo baxay wasaarada warfaafinta Puntland ayaa lagu amray wariyaasha deegaanada Puntland iney iska diiwaan geliyaan wasaarada.

Hoos ka akhriso qoraalka wasaarada

Liis

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com