Aqri: Qodobo xasaasi ah oo laga soo saaray kulankii lagu soo afmeeray mooshinka Xasan

Muqdisho (Caasimada Online) – Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in xal laga gaaray Mooshinkii lidka ku ahaa Madaxweyne Xassan Sheekh.

Jawaari oo maanta soo afmeeray shirka ayaa waxa uu shaaciyay qodobo dhowr ah oo xal looga gaaray Mooshinkii Madaxweyne Xassan laga soo gudbiyay.

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray warbixin ka kooban 10-bog oo la sheegay inay yihiin kuwii lagu xalliyay mooshinka madaxweynaha laga keenay.

Jawaari iyo Ra’isul wasaare Cumar ayaa madasha shirka si wada jir ah uga sheegay inay kawada shaqeyn doonaan fulinta qodobbadan, ayna kala shaqeyn doonaan cid walba oo ay khuseyso.

HOOS KA AKHRISO QODOBADA SHIRKA LAGA SOO SAARAY
caj1

caj2

caj3

caj4

caj5

caj6

caj7

caj8

caj9

caj10

caj11