25.6 C
Mogadishu
Wednesday, October 29, 2025

CADEYN: Wasiir goordhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa qadar yar un ka hor is casilaad ku dhawaaqay wasiirka wasaarada maaliyada maamulka Galmudug Cali Saciid Cumar.

Wasiirka waxa uu sheegay in xiligaani wixii ka danbeeya uusan aheyn Wasiir, waxa uuna tilmaamay in sababta is casilaadiisa isaga wax laga weydiin doono.

Wasiir Cali Saciid Cumar, waxa uu sheegay inuu go’aansaday in xilkaasi uu iska casilo isaga oo maankiisa uu taam yahay.
cadeyn

- Advertisement -

Read more

Local News