25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

CEEB: Bentii UNMG oo banaanka timid iyo nin ay inuu ismaadaamiyey sheegeen oo sir kashifay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxamed Abuukar Zubeyr  oo ah muwaadin Soomaaliyeed kana shaqeeya mid kamid ah wasaarada xukuumada Soomaaliya ayaa beeniyay eedeyn horey ay ugu soo jeedisay hayada UN Monitoring Group.

Zubeyr, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay eedeynta loosoo jeediyay ee aheyd inuu isku qarxiyay taliye ciidan oo ka tirsanaa saraakiisha Puntland ee kusugan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Sanadkii 2014 ayaa qaraxaasi wuxuu ka dhacay magaalada Boosaaso, waxaana Maxamed Abuukar uu sheegay inuu la yaabay eedeynta loosoo jeediyay, isagoo dareemay qalqal dhanka amaanka.

Hoos ka daawo muuqaalka

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News