Caasimada Online oo idin leh “Ciid wanaagsan”

Caasimada Online waxa ay dhamaan aqristayaasheeda ku kala nool daafaha dunida oo dhan, idin kugu hambalyeyneysaa munaasabdda Ciidul Adxaa, oo ku beegan maanta oo ah khamiis September, 24 2015.

Dhamaman inta xajisay waxaan alle uga baryeynaa inuu xajka ka aqbalo, inta ciideysanna, ciiddaan tan ku xigtana nabad iyo caafidmaad ha inagu gaarsiiyo, ku ciida ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan, Hanbalyo ayaan idin leenahay.

Waan ciideynaa, ee ciida maanta.

Eid-al-adha-2015-latest-bakrid-mubark-quotes-wallpaper-2