25.1 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

CIID WANAAGSAN Muslimiinta gaar ahaan umada Soomaaliyeed

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)- Maamulka iyo Shaqaalaha Caasimada Online waxay hambalyo ciidul Fidriga ah u dirayaan dhamaan ummada Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.

Si gaar ah maamulka iyo shaqaalaha waxay hambalyadaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Alle ha naga aqbalo muddada 30 maalin soonka iyo cibaabadii aan gudanayay, waxaan ummada Soomaaliyeed u rajeyneynaa sanadkaan sanadkii in bash bash iyo bareere alle nagu gaarsiiyo.

ciid mubarak

- Advertisement -

Read more

Local News