Kismaayo: Ciidamada Kenya oo xiray Saraakiil iyo Askar ka tirsan DF

Ciidamada Kenya ee magaca Amisom ku jooga magaalada Kismaayo ee  Xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa waxaa ay xabsi dhigeen saraakiil iyo askar ka tirsan ciidamada Dowladda Somalia

Xiisad weyn ayaa saakay ka taagan Kismaayo taas oo keentay xariga Sarkaalka iyo ciidamada la xiriray.

Wararka ka Imaanaya Kismaayo ayaa sheegaya in xarigoodo uu yimid markii ay godood sameeyeen oo ay rabeen in xaafado ka tirsan Kismaayo ay la wareegaan.

Mid kamid ah xaafadahaas oo ay Ciidamada isku gadaameen iyaga iyo Macal Sarkaalkooda ayaa waxaa halkaas tagay ciidamada Amisom oo soo xiray Sarkaalka iyo Ciidamada gadoodka Sameeyay waxaana lagu xiray Garoonka diyaaradaha Kismaayo.

Macada sababta ay gadoodka u sameeyeen ciidamada la xiraray.