25.7 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025

Ciidamadii Barre Hiiraale oo Goobweyn ka tagay, dhinaca xeebtana ka galay…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Baraawe (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan kuwa daacadda u ah Col. Barre Aadan Shire Hiiraale, ayaa habeen hore gaaray degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose.

Ciidamadan ayaa sida la sheegay waxa ay xeebta degmada Baraawe kusoo gaareen laba doomood, ayaga oo kasoo baxay deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose.

Illaa iyo hadda ma cadda qorshaha iyo ujeedka ciidamada Barre Hiiraale ay u tageen degmada Baraawe.

Warka ku saabsan ciidankan ayaa idaacadda VOA-da waxa ay ka wareysatay Cabdulqaadir Maxamed Siidi oo ah guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose, ee hoos ka dhageyso.

Caasimada Online
Xafiiska Marka
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News