26.4 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2026

Daawo darawalki afduubtay gaariga madaxweyne ku xigeenka PUNTLAND oo sir badan shaaciyay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garowe (Caasimada Online) – Darawalka gaarigi dhawaan laga afduubtay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal ayaa warbaahinta sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay waxyaabaha qasbay inuu gaarigaasi afduubto.

Wadahada gaariga ayaa sheegay in gaariga uu lahaa madaxweyne ku xigeenka Puntland isagana uu darawal ka ahaa, sida uu warbaahinta u sheegay, wuxuuna beeniyay hadalkii kasoo baxay taliyaha ciidamada booliska oo sheegay in gaariga ciidamada booliska Puntland lahaayeen.

Darawalka ayaa sheegay in waxyaabo badan ay ku qasbeen in gaarigaasi uu afduubo, waxaana tan koowaad uu ku sheegay iney tahay inuu waayay mushaarkii uu xaqa u lahaa bilooyin badan.

Isaga oo doonayay in marka dhacdada uu geysto kadib  loo balanqaado dhaqaalaha uu leeyahay mushaar ahaan.

Caasimada Online
Xafiiska Puntland
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News